MECCRD

The Minister of Environment, Climate Change and Rural Development of Galmudug, Senator Saciid Siyad Shirwac, Launches the Ugbaad Project in Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Galmudug – The Minister of Environment, Climate Change and Rural Development of Galmudug State, Senator Said Siad Shirwa, officially launched the “Ugbaad Project – Building Climate Resilience in Somalia” in Galmudug during a ceremony held today in the state capital, Dhuusamareeb. The launch event was attended by the Deputy Minister of Environment, MP Abdirahin…

Read More

Wasaaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Hourmarinta Reer Miyiga Galmudug Oo ku Guuleysatay Maareynta Waara Degmada Baxdo.

Wasaaradda Deegaanka, Isbeddelka Cimilada, iyo Horumarinta Reer Miyiga, oo kaashanaysa Mashruuca Biyaha Soomaaliya ee Adkeysiga Reer Miyiga (Barwaaqo) oo ay maalgeliso Bangiga Adduunka, waxay ku tallaabsatay horumarro waaweyn oo ku saabsan maaraynta waara ee deegaanka. Baxdo, oo ku taal Dowlad Goboleedka Galmudug, dadaalladayada ilaalinta ciidda iyo biyaha waxay soo celiyeen 100 hektar oo dhul bacaad…

Read More

Wasaaradda Deegaanka, isbedalka cimilada iyo Hurumarinta reer miyiga Galmudug ayaa Magaalada Cadaado ku qabatay maalinta Deegaanka adduunka.

Wasaaradda Deegaanka, isbedalka cimilada iyo Hurumarinta reer miyiga Galmudug ayaa Magaalada Cadaado ku qabatay maalinta Deegaanka adduunka. Munaasabada oo ay goob joog ahaayeen Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ee DFS, mudanayaal ka tirsan baarlamaanka DFS iyo masuuliyiinta labada gole ee Dowladda Galmudug. Munaasabada ayaa lagu…

Read More

Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa munaasibada maalianta deegaan aduunka awgeed oo ku beegan 5 June 2024 oo sanad kasta la xuso ayaa

Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga ayaa munaasibada maalianta deegaan aduunka awgeed oo ku beegan 5 June 2024 oo sanad kasta la xuso ayaa wasaaradu waxa ay qaybisay in ka badan 2500 oo geed lana gaarsiiyay 11 Degmo iyo deegaano kale oo muhiima. Hal ku dhiga sanadkaan ayaa ahaa Dib u dhiraynta Dhulka,…

Read More

Wasarada deegaanka, isbedelka cimilada iyo horumarinta reer miyiga iyo hayadda UNDP ayaa soo qaban qaabiyey kulan looga hadlaayey “kulanka kaqaybqaadashada daneeyaasha

Wasarada deegaanka, isbedelka cimilada iyo horumarinta reer miyiga iyo hayadda UNDP ayaa soo qaban qaabiyey kulan looga hadlaayey “kulanka kaqaybqaadashada daneeyaasha ee kusaabsan isbedellada mashruuca laqabsiga qaran ee is bedelka cimillada”. Kulankaan waxaa kasoo qayb galay, wasaradaha xirika dhow la leh wasaradda deegaanka, hay’ada maxaliga ah, kuwa caalamiga ah, ururada bulshada xubno kasocday, jaamacadaha iyo…

Read More

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Horumarinta reer miyiga ee Dowladda Galmudug mudane Senator SAID SIYAD SHIRWAC iyo Agaasimaha guud ee wasaradda

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Horumarinta reer miyiga ee Dowladda Galmudug mudane Senator SAID SIYAD SHIRWAC iyo Agaasimaha guud ee wasaradda mudane DAHIR OSMAN (Dahir Copy) ayaa kawada qayb galay kulanka guddiga mashruuca qaran ee [Board Meeting for the National Adaptation Plan]. Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen wasaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Dowladda…

Read More

Mudane Xildhibaan Abdirahin Ahmed Igal iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Dahir Osman Nor ayaa Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ka furay Tababar

Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Dowladda Galmudug Mudane Xildhibaan Abdirahin Ahmed Igal iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Dahir Osman Nor ayaa Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ka furay Tababar ku Saabsan Dhisidda Awoodda Heerka Tayada, U Hoggaansanaanta iyo la Socodka Deegaanka. Tababarka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka,…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga Galmudug Mudane Dahir Osman Nor ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Isbeddelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Dowladda Galmudug Mudane Xildhibaan Abdirahin Ahmed Igal ayaa shir guddoomiyay kulanka Shaqaalaha Wasaaradda. Kulanka oo lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaaradda ayaa waxaa goobjoog ka ahaay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda mudane Dahir Osman Nor iyo qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda.     Qaar kamid…

Read More

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Isbeddelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Dowladda Galmudug Mudane Xildhibaan Abdirahin Ahmed Igal

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka, Isbeddelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Dowladda Galmudug Mudane Xildhibaan Abdirahin Ahmed Igal oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Dahir Osman Nor ayaa maanta Wasaaradda kuso dhoweeyeen Saraakiil sare oo ka socotay Hay’adda NRC. Sido kale soo dhoweynta saraakiisha ka socotay hay’adda NRC ayaa waxaa qeyb ka ahaayeen…

Read More

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga Mudane Dahir Osman Nor

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka, Isbedelka Cimillada iyo Horumarinta Reer Miyiga Mudane Dahir Osman Nor oo ka qeyb galay Shir Looga hadlayay Saameynta isbedelka cimilladu ku leedahay Nabada, Amniga Iyo Cadaaladda. Shirka ayaa waxaa daah-furay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid waxaana sidoo kale kasoo qeybgalay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,…

Read More