MECCRD

Wasarada deegaanka, isbedelka cimilada iyo horumarinta reer miyiga iyo hayadda UNDP ayaa soo qaban qaabiyey kulan looga hadlaayey “kulanka kaqaybqaadashada daneeyaasha

Wasarada deegaanka, isbedelka cimilada iyo horumarinta reer miyiga iyo hayadda UNDP ayaa soo qaban qaabiyey kulan looga hadlaayey “kulanka kaqaybqaadashada daneeyaasha ee kusaabsan isbedellada mashruuca laqabsiga qaran ee is bedelka cimillada”.

Kulankaan waxaa kasoo qayb galay, wasaradaha xirika dhow la leh wasaradda deegaanka, hay’ada maxaliga ah, kuwa caalamiga ah, ururada bulshada xubno kasocday, jaamacadaha iyo maamulka degmada.